GARBAHAAREEY (DAYNIILE.COM)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Dowlada Somalia C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta gaaray Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Geddo halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga Wasiirka waxaa ku jira Xildhibaano iyo Senataro waxaana garoonka uga hor  tagay shacab badan iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Geddo gaar ahaan kuwa Magaalada Garbahaareey.

Advertisement

Masuuliyiinta Gobnolka Geedo ayaa warbaahinta hortooda ka cadeeyay in reer Geddo ay u baahan yihiin adeega Dowlada iyo Gobolkaasi si iican uga howlgasho dadkeeda ugu adeegto.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka sida wasiirka Amniga loogu soo dhaweeyay maanta Magaalada Garbahaareey:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here