MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa saaka Magaalada Muqdisho ka socota Munaasabada saxiixa heshiisyada laba geesoodka ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania.
Masuuliyiin labada dal ka kala socda ayaa lagu wadaa inay heshiiska labada dal u kala saxiixaan heshiisyada.
Advertisement
Ra’iisulwasaare Xigeenka Saalax Axmed iyo Wasiiro ayaa ka qeybgalaya oo ku sugan madasha ,wasiirada waxaa ka mid ah kan arimaha dibada, gaashaandhiga,warfaafinta iyo masuuliyiin kale sida Safiirka Somalia u fadhiya Tanzania.
Advertisement