Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo IOM ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 147 muwaadin oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya, waxaana laga soo badbaadiyey xabsiyo ay muddo dheer ku jireen iyo kooxo madax-furasho u heystay.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhalinyaradaan ka kala dejisay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa, masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa ku soo dhaweysay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.May be an image of 12 people, aircraft and textMay be an image of 13 people, aircraft and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 11 people, aircraft and text
May be an image of 6 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 6 people, crowd and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 6 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here