Gudoomiyaha Degmada Dooloow Maxamed Xuseen Lafeey ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee xiligaan ka jirta Gobolka Geddo iyadoo warar kala duwana ay ka soo baxayaan.

Gudoomiye Maxamed Xuseen Lafeey oo taageersan Maamulka Jubaland ayaa carabka ku adkeeyay inay jiraan qorshayaal la doonayo in dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanka Raaskanbooni loogu soo rarayo Gobolka Geddo.

Advertisement

“waxaa la wadaa abaabul xasaradihii iyo dagaaladii Raaskan-booni ka dhacay loogu soo wareejinayo Geddo waana ka digeynaa in Gobolkaan mar kale rabshado la keeno”ayuu yiri Gudoomiyaha Degmada Dooloow

Hadaba halkaan ka dhageyso masuulkaan oo u waramay Wariye C/risaaq Catoosh:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here