MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Wasiirka Kheyraadka iyo Dalxiiska ee dalka Tanzania Dr. Pindi Chana  kaasoo isaga iyo xubna la socday ka soo degeen garoonka diyaarada Adan Abdule ee Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin Dowlada Somalia ka tirsan ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey,waxaana ka mida masuuliyiimntaasi Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska  Somalia iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Danjire Ilyaas Cali Xasan.

Advertisement

Masuulkaan ayaa lagu wadaa inuu la kulmo xubno ka tirsan Dowlada Somalia inta uu joogo Magaalada Muqdisho.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 8 people, suit and carMay be an image of 8 people and aircraftMay be an image of 5 peopleMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 8 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 9 people, people studying, newsroom and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here