Warar diblomaasiyadaeed oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu maanta ku wajahan yahay Magaalada Ankara ee Dalka Turkey.

Madaxweyne Xasan oo martiqaad ka helay dhigiisa Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa dhanka kale la hadal hayaa inay Ankara isku arki doonaan maanta dhigiisa Turkey.
 ilo wareedyo lagu kalsoon yahayb ayaa sheegaya in Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed maanta yeelanayaan kulan fool-ka fool ah kaasoo ay iskula soo qaadi doonan Xiriirka sii xumaanaya ee labadaan dal kadib markii Itoobiya u bareertay inay ku tumato madax banaanida Dhuleed  ee qaranka Somalia.
XAIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 2 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here