Danjiraha Soomaaliya ee dalkas Tanzania Ilyaas Cali Xasan ayaa kormeer ku sameeyay qeyb kamid ah hantida maguurtada ah ee dalkeenna ku leeyahay Tanzania oo ka kooban dhulka xaruntii hore ee safaaradda iyo guriga deegaanka safiirka.
Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa sheegay in uu diiradda saari doono sidii loo soo celin lahaa bilicda xarumaha ee dowladdu halkaas ku leedahay.
vvvvv
Safaadarada Somalia ayaa hada ku shaqeyso guriga degaanka safiirka si ku meelgaar ah ,sidoo kale safiir Ilyaas wuxuu tilmaamay
ayaa sidoo kale yir
i”Waxaa kaloo jira dhulkii Qunsulyadeenii hore ee Dar es Salaam iyo dhul ballaaran oo ay noogu deeqdey dowladda Tanzania ayaa sidoo kale kamid ah hantideena maguurtada taasoo muujineysa ahmiyada uu leeyahay xiriirka labo geesoodka ah ee labada dal.
bbb
Advertisement
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Ilyaas Cali Xasan ayaa waxaa uu kormeeray xarunta Safaaradda iyo guriga deegaanka Safiirka ee Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.
Safiirka oo ka warbixiyey kormeerkiisa ayaa yiri
“Waxaan kormeer kusameeyey qeyb kamid ah hantida maguurtada ah ee dalkeena ku leeyahay Tanzania oo ka kooban: dhulka xaruntii hore ee safaaradda iyo guriga degaanka safiirka — halkaas oo ay safaaradeenu si ku meelgaar ah hada ugu howlgasho.
“meelaha aan booqanay waxaa ka mida dhulkii Qunsulyadeenii hore ee Dar es Salaam iyo dhul ballaaran oo ay noogu deeqdey dowladda Tanzania kuwaasoo ka mid ah hantideena maguurtada ah taasoo muujineysa ahmiyada uu leeyahay xiriirka labo geesoodka ah ee labada dal”ayuu yiri Saiir Ilyaas
Advertisement