Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay Casho Sharaf lagu Sagootinayey u Sameeyey Saraakiisha Ka Kala Socotay Wadamada Ciidamadda u jooga Nabad ilaalinta Soomaaliya kuwaas oo Afartii Maalin ee u dambaysay Magaalada Muqdisho Kaga Qayb Galay Shirkii looga hadlayay arimaha kala guurka ee Howlgalka ATMIS iyo AUSSOM,
Gen Odowa Yusuf Rage Taliyaha Ciidanka XDS Ayaa uga Mahadceliyey Saraakiisha Ka qaybgalka Shirkan Kaas Oo Muhiimad Wayn ugu Fadhiyey Dalkeena Soomaaliya.
Advertisement
Advertisement