Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa war ka soo saartay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa oo ay sheegeen inay dileen.
Warsaxaafadeedka NISA ayaa sidan u qornaa:-
Advertisement
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fuliyay howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.
Advertisement