Mid ka mida Saraakiisa Ciidamada Jubaland ee dhawaan soo maray dhanka Dowlada Somalia ayaa sir weyn kashifay mar uu ka hadlayay dewgaanka Raaskanbooni.
Sarkaalka ayaa ka shifay in dalalka shisheeye gaar ahaan kuwa dariska ay basin ku sii daarayaan xiisada ka dbex taagan Dowlada iyo Maamulka Jubaland.
Advertisement
Sarkaalkaan hadaladiisa adaa yaabi doonee si degan u daawo una dhageyso:-
Advertisement