WARGELIN AMNI
NISA waxa ay ku raad joogtaa dhagar-qabaha sawirkiisu idiin muuqdo oo isticmaala magaca Cabdifitaax Xuseen Ibraahim Isaaq oo aan ahayn kiisa rasmiga ah, waxa uu ku eedeysan yahay in uu Qaraxyo soo galiyay Muqdisho.
Haddaba muwaadin haddii aad heyso xogta dhagar-qabahan la wadaag Hay’adaha amniga si looga hortago dhagartiisa, sidoo kalana ku guuleyso abaalmarin.
Advertisement
Waxaad la soo xiriiri kartaa lambarada hoos ku xusan:
Lambarka gaaban 199 ama +252770747474 ama +252620545454
Advertisement