Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xariga ka jaray waddo interlock oo laga hirgeliyay waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan, asigoona Shacabka iyo Maamulka Degmada Kaaraan ku amaanay qorshaha iskaashi oo ay ku horumarinaayaan kaabayaasha isku socodka.

Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dhismaha wadadaan ay iska kaashadeen shacabka iyo Maamulka Degmada Kaaraan, asigoona xusay in wadadaan ay muhiim u tahay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee Bulshada Degmada Kaaraan.

Advertisement
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—
May be an image of 8 peopleMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of road and streetMay be an image of 9 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 3 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here