Waxaa hadda soo gaba-gabowday tirinta codadka ay kala heleen musharaxiinta u tartamaysa qabashada Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubaland.
Cabdi Maxamed C/raxmaan ayaa ku guuleystay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Jubaland waxa uuna helay codad dhan 65 cod halka musharixii la tartamayay uu helay 7 cod waxaana xumaaday 3 cod oo kaliya.
Gudoomiyihii KMG ahaa ew Golaha Wakiilada Jubaland ayaa ku dhawaaqay nataajida kama dambaysta ah.
May be an image of 5 people, dais, newsroom and textMay be an image of 5 people, dais, newsroom and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 5 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, beard and people smiling
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here