Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war qoraala kaga hadlay baarlamaanka 3-aad ee Maamulka Jubaland kuwaasoo maanta la shaaciyay magacyadooda sidoo kalana la dhaariyay.

Xsbiga Himilo Qaran ayaa Hambalyo udiray Baarlamanka cusub ee Maamulka Jubaland.

Advertisement

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here