MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay, Axmed Maxamuud Muxumed,inuu noqdo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.
Masuulkaan ayaa lagu wadaa inuu shaqadiisa guda galo kana soo dhalaalo xilka qaranku u igmaay hadii rabi idmo.
Advertisement
Xilka ku xigeenka xisaabiyaha guud ee qaranka wuxuu ka mid yahay xilalka ugu muhiimsan si marka loo fiiriyana ka madax banaan awoodaha madaxda kala duwan ee Dowlada , islamarkaana looga fadhiyo inay xitaa dadka xilalka haya la xisaabtamaan si looga hortago musuq maasuqa dalka la degay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement