Munaasabad kooban oo lagu dhaarinayay Xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland ayaa waxaa ka qeygalay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xildhibaanada Baarlamaanka JFS labadiisa Aqal ku matala Jubaland.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubaland Cabdishakuur Sheekh Maxamed ayaa dhaariyay xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.
May be an image of 5 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here