War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Soomaaliya ayaa si kulul looga hadlay go’aankii uu xalay waqti danbe Axmed Madoobe ku magacaabay gudiga doorashooyinka dad-ban.

Warsaxaafadeedka Dowlada ayaa si kulul loogu digay Axmed Madoobe inuu qabto doorasho dad-ban isagoon heysan wax sharciyad ah madaama waqtiga xukunkiisa uu ku ekaa bishii Agosto 2023-kii.

Advertisement

Hadaba warsaxaafadeedka Dowlada gaar ahaan wasaarada arimaha gudaha ayaa sidan u qornaa:-


May be an image of textMay be an image of textMay be an image of text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here