Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Labbaad ee Dalka Cabdisalam Cabdi Cali (Dhaay) ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda Dalka Masar kaga qeyb galaya Kulanka 12aad ee madasha magaalooyinka Adduunka WUF12 oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dejinta Aadanaha (UN-Habitat).

Shirka ayaa diirada lagu saari doonaa dejinta yoolalka horumarinta waara, magaalaynta, xakameynta caqabadaha hadda jira ee caalamiga ah ee saameeya nolol maalmeedka dadka kor u kaca kharashka nolosha, isbeddelka cimilada, la’aanta adeegyada aasaasiga ah iyo colaadaha adduunka ka socda.

Shirkan oo uu furay Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-Siisi ayaa lagu qabanayaa qaaradda Afrika 20 sano kadib markii la aas aasay sanadkii 2002-kii.
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 13 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here