Shir ay maanta yeesheen xildhibaanada Soomaaliyeed labadooda aqal ayay kaga doodeen miisaanad sanadeedka 2025.
Mudanayaasha labada Aqal ee ayaa ugu danbeyn ansixiyay Qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025 oo gaaraysa $1,359,714,328.
Advertisement
Ansixinta miisaand sanadeedka 2025 waxaa ogolaatay in la ansixiyo 172-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement