Wasiiru Dowlihii wasaaradda Qorsheynta Xildhibaan C/rashiid Jire Qalinle iyo Wasiir ku xigeenkii wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaa Faderaalka Soomaaliya ayaa Xildhibaan Axmed Cusman Ibraahim Daqare maanta iska casilay xilalkooda iyagoo dhamaantoodna Dowlada ku eedeeyay inay ka weecatay wadadii saxda ahayd.
Wasiiradaan waxay ku eedeeyeen Xukuumada Xamza Cabdi-Barre inay ka shaqeyso dano gaar ah halkii laga rabay inay dalka guud ee dalka ka shaqeyso.
Advertisement
Hadaba halkaan ka akhriso labada warqad ee wasiiradaan soo saareen iyagoo sidooda u qoran:-
Advertisement