Guddiga Maaliyadda ee labada gole Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga,Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, iyo Taliyaasha Ciidanka XDS,Booliiska, Nabad sugida, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Ugu horeeyn Guddiga Wuxuu warbixin ka dhageystay dhammaan Taliyaasha iyo wasiirada shirka ka soo qeyb-galay iyagoona faahfaahiyay daruufaha ciidanka ku gadaaman iyo in kororka miisaaniyadda sanadkaan loo wareejiyo dhanka ciidanka.
Gaba-gabadii Guddoomiyaasha Guddiyada Maaliyadda ee Labada Aqal ee BJFS oo kulanka soo xiray ayaa u sheegay in Xaquuq u halida Ciidanka ay muhiim tahay ka guddi ahaana ayna diyaar u yihiin in ciidanka Xuquuq loo raadiyo.

May be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people

May be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and dais

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here