Dowlada Somalia ayaa qaaday talaabo adag kadib markii ay dalka ka erisay diblomaasi Itoobiyaan ah oo la taliye ka ah safaaradooda ay Muqdisho ku leeyihiin.
Diblomasigaan oo lagu magacaabo Cali Maxamed Aadan ayay Dowlada Somalia u qabatay inuu dalka uga baxo 72 saac.
Advertisement
Hadaba halkaan hoose ka akhriso warka Dowlada ka soo baxay oo sidiisa u qoran:
Advertisement