BOORAMA (DAYNIILE.COM)-Waxaa aad u sii xoogeysanaya tartanka madaxtinimo ee u dhexeysa Xisbiga hada talada haya Maamulka Somaliland ee Kulmiye iyo Xisbiga mucaaradka ee Wadani madaama doorashadii ay soo dhawaatay.

Xisbiga talada haya waxay wataan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi halka xisbiga doonaya inuu xukunka kala wareego ee Wadani ay iyaguna wataan musharaxa weyn C/raxmaan Cirro.

Advertisement

Hadaba saacadihii ugu danbeeyay labada Xisbi ayaa soo soo bandhigayay awoodooda dhanka taagerayaasha madaama doorashadu tahay qof iyo cod.

Shalay galab Xisbiga wadani ayaa cudud taageerayaal wuxuu ku soo bandhigay Magaalada Boorame  sidoo kale Ceeri-gaabo ayay isku muujiyeen, waxaana socday oo shacabku aad u soo dhaweeyeen Musharaxa xilka Madaxweynaha Maamulka sheegta inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale  ee Somaliland C/raxmaan Ciro kaasoo ah musharax taageerayaal aad u badan ku leh Somaliland macquulna ay tahay inuu sanadkaani kursiga kala wareego Muuse Biixi oo hada ku fadhiya.

May be an image of one or more people and crowdMay be an image of 3 people, crowd and textMay be an image of 9 people

May be an image of crowd

May be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 7 people

May be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people and dais

Dhanka kale Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa iyaguna is muujiyay marka la eego sida ay u leeyihiin taageerayaal aan ka dhicin kuwa wadani.

May be an image of 6 people, crowd and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 10 peopleMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 1 person, crowd and textMay be an image of one or more people and crowdNo photo description available.

May be an image of 10 people and text

Sawirada waxaana ka soo xiganay universal TV.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here