Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dembiyada abaabulan ee isaga kala gudba Qaramada iyo baratakooladiisa.

Shirka maanta oo ay fadhiyeen aqlabaiyada ayaa waxaana ogolaatay heshiiskaasi 138-Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa diiday sedax Xildhibaanna waa ay ka aamustay.

Advertisement

May be an image of 1 personMay be an image of 3 people and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here