Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi cabdulle ayaa booqday ururka 7aad ee ciidanka kumaandoska Gor.Gor ee Gutaada 18aad oo kusugan degmada ceeldher.

Taliyaha ayaa saaraakiisha iyo ciidanka ko boggadiyey shaqada ay Qaranka u haayaan asigoo sheegay in laga sugaayo khawaarijta ku dhuumaleysaneyso qeybo ka mid ah Gobolada Mudug iyo Galgaduud in ay ka saaraan.

Genaraal Dayax Cabdi Cabdulle Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa maalmahaam ku sugnaa Furimaha hore ee dagaalka ayaa ku dadaalaya sidee khawaarijta looga saari ahaal kaymaha yar ee ay kaga sugan yihiin Galmudug.

Gor- gor waa ciidanka ay ugu necebyihiin kooxda naf-lacaariga ee ku suntan gumaadka shacabka.
May be an image of 5 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here