Jabhada ONLF ee ka dagaalami jirtay dhulka Somalida Itoobiya ayaa warsaxaarfadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay shir u dhexeeyay ururada siyaasada Itoobiya iyo Dowlada.

Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) waxa ay hakisay ka qayb-galka nidaamka wada-xaajoodka qaran ee Itoobiya, laga billaabo 20 Octoober, 2024, ka dib markii hannaankii loo qorsheeyay laga leexiyay shirka.

Advertisement

Warsaxaafadeeddka oo ku qornaa luuqada englishka ayay ONLF ku xuseen in Dowlada Abiy Ahmed si qaldan u maamushay shirkii heerka qaran iyadoo ay meesha ka saareen masuuliyiin muhiim u ahaa shirka inay ka soo qeybgalaan sida kuwa matalayay deegaanada Tigrey,Axmaarada iyo Oromada.

Sidoo kale ONLF waxay sheegay in xisbigu uu ku xad gud-bay heshiiskii lala galay xisbiyada siyaasadda ee dalka Itoobiya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here