May be an image of 3 people and beard

Hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia NISA ayaa gacanta ku dhigtay Seddex dagaalame oo ka tirsan Kooxda Alshabaab kuwaasoo ay warbaahinta u soo bandhigeen.

Advertisement

NISA ayaa qoraal ay soo saartay ku shaacisay in dagaalamayaashaan ay soo qabteen ay  ku howlanaayeen falal ka soo horjeeda amniga Caasimada.

 

May be an image of motorcycle, scooter and textMay be an image of motorcycle, scooter and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here