war qoraala oo ka soo baxay Guddoonka baarlamaanka Maamulka  Puntland ayaa loogu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ee Puntland laga soo doortay.

Xildhibaanada waxaa lagu casuumay inay kala soo qeyb galaan furitaanka Kal fadhiga baarlamaanka Puntland ee todobaadka danbe si baa lagu yiri looga hadlo xaaladda dalka.

Advertisement

Waxaa macquul ah in lagu soo hadal qaado arinta khilaafka Puntland kala dhexeeya Faderaalka Soomaaliya , lamana inay ka codsan doonaan inay Maamulka Puntland ku taageeraan mowqifkooda ay kalsoonidii wada shaqeyn kala laabteen Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here