Habdhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada ah oo ahaa kii sedaxaad ,kaasoo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka oo ahaa Ajandeynta kulamada guud ee Golaha Shacabka todobaadka soo socda ayaa xubnaha guddiga joogtada waxa ay isla falanqeeyeen Hindise Sharciyeedyada horutebinta u leh kulamada Golaha Shacabka iyo sidoo kale guddi walba Hindise Sharciyeedyada uu gacanta ku haayo habraacyada ay mareen iyo kuwa u dhiman.

Ugu dambeyn Habdhowraha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo kulanka soo xiray ayaa xubnaha Guddiga Joogtada ah kula dardaarmay dardargelinta howlaha Golaha horyaala.
May be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and newsroom
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here