Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kormeer shaqo ku sameeyay qaar ka mid ah saldhigyada Boliiska ee ku yaala gobolka Banaadir.

Kormeerka ayaa xalay ka dhacay saldhigyada Kaaraan, Yaaqshiid, Cabdicasiis, iyo xamarweyne.

Ujeedka kormeerka Taliyaha ayaa ahaa in uu si dhow ugu kuurgalo howlaha ay saldhigyadu u hayaan bulshada, si loo xaqiijiyo habsami u socodka shaqooyinka amniga iyo in adeegyada boliisku si hufan ugu qabsoomayaan bulshada degaanka. Taliyaha ayaa bogaadiyay shaqada ciidamada, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii laba jibaaraan dadaalkooda sugidda amniga.
May be an image of 1 person and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of textMay be an image of 2 people, people studying and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here