Ciidanka BNDF ATMIS & kuwa Qaranka Soomaaliya ayaa sii labo jibbaaray hawlgallada ay ka wadaan Shabeellaha Dhexe, iyagoo ku guuleystay xorraynta deegaanka Yaaqle oo ka tirsan Xaqaadley. Waxay sidoo kale burburiyeen labo walxaha qarxa ah.

Taliyaha guutada 72-aad ee ATMIS Gaashaanle Dhexe Emile Karenzo iyo Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Qaranka Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Ibraahim ayaa ammaanay ciidanka waxayna ugu baaqeen inay sii wadaan feejignaant.
May be an image of 6 peopleMay be an image of 10 peopleMay be an image of 1 person and grass
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here