Qore : Yahya Amir
Isku milanka shaqada
1. Hayadaha Dowladdu waxa ay u shaqeeyaan shacabka.
2. Xaq sharciya ayaa Shacabku u leeyahay in uu wax ka weeydiiso shaqooyinka ay uu hayaan qaarkood, hadeeyna aheyn Xogaha qaar, kuwaasi waxa ay leeyihiin Hab loo maro si aad u ogaato.
3. Madaxdu waxa ay dhowr jeer noo sheegeen in Ciidamadu ayna wax shaq ah ku leheyn siyaasadda.
4. Safiirada Ajaanibta ah, shaqadoodu waa siyaasad kaliya.
5. Taliyayaasha Afarta Qeyb ee Ciidamadu waxa ay badanaa la kulmaan Safaarado, laga yaabee in wasaaradda ay hoos tagaan iyo tan Arimaha Dibadu ayna war ka heeyn.
6. Siyaasiyiinta Qaar iyo Xildhibaanadu waxa ay qaataan Dareeska ciidamada, waxa ayna tagaan Furimaha ciidamada.
7. Haddii Saraakiisii laga sugayay in ay nabadgalyada suggaan ay Siyaasad ku mashquulaan.
Siyaasiyiintiina Ciidan ku mashquulaan, yaan kula xisaabtameeynaa Nabadgalyadeen, Haddii Xarumihii Ciidamada la weerarayo, Annaga Nabadgalyadeenu sideey noqonee. Haddii kuwii Siyaasadda Qaran aan ka sugeeynay ay Ciidamada dhax joogaan, qaarna ku leeyihiin Waan taageersanahay in Ciidamo Ethiopian ah noo joogaan, Bad iyo Berri.

FG :Shacabku waxa ay rabaan in arimahaa la isku qabadsiiyo sida ay isku waafaqeen. Ha u qaadan in aan shakhsi gaar ah u dan leeyahay, tusaale ( F.S:1-6aad).

Fadlan Sawirada kale ee Taliyayaasha Siyaasadda ku mashquulay iyo Siyaasiyiinta Dareeska ciidamada qaatay ee Furunta joogo ee Sawiradoodu iga maqanyihiin nala wadaag.
Qore : Yahya Amir
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here