MUQDISJO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada nabad sugida iy9 sirdoonka Qaranka  ee NISA ayaa la sheegay inay xalay saq dhexe hoygiiisa kala baxeen Wariye ka tirsan Radio Risaala.

Wariyaha oo lagu magacaajo  Cabduqaadir Maxamed Nuur lama oga qaladka uu ka galay Dowlada Somalia balse sida raadiyahoodu cadeeyay NISA ayaa xalay la baxday.

Advertisement

Qoyska wariye Jakarta iyo Maamulka Raadiyaha kidloodna ma sheegin halka wariyaha lagu xirey oo ay ciidamada NISA geeyeen.

Dhanka kale wali Dowladu kama hadlin xariga wariyaha iyo ujeedka ay gurigiisa ugala baxeen.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here