MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar soo baxaya ayaa sheegaya inay Muqdisho ku soo wajahan yihiin wafdi ka socda dalka Masar sida Wasiir , Hay’ado iyo ganacsato maalgashadayaal ah.

Wafdigaan oo uu hogaaminayo Wasiirka Dekedaha ee dalka Masar  Kamel El Wazir, ayaa imaanshahooda Muqdisho waxaa saxaafada u xaqiijiyay Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebe.

Advertisement

Wasiir beene-beene wuxuu tilmaamay in imaanshiyaha Wafdiga Masar ay tahay tallaabo lagu sahaminayo fursadaha maalgashi ee dalkeena madaama xiligaan ay Somali u baahan tahay in la maalgashado si looga wada faa’iideystio

Masaaridu waxay doonayaan inay maalgashi ku sameeyaan Dekedaha Dalka Soomaaliya sida uu sheegay wasiirka Qorsheyynta Somalia C/raxmaan Beene-beene.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here