Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbadalka Qaranka ayaa ka socota Magaalada Muqdisho waxaana goob joog ah munaasabadda Madaxweynaha Qaranka oo isagu si rasmi ah u daah furay Barnaamijkaan.
Sidoo kale waxaa goob joof ka ah furitaanka madashaan qorshaha Isbadalka Qaranka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Dan-qaran iyo ku xigeenkiisa.

Golaha Wasiirada Xukuumadda, xildhibaanno, masuuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay ayaa sidoo kale ka qeyb galay Munaasabadda.

Madaxweynaha iyo Madaxda kale ee Qaranka ayaa kormeeray qeybaha Laababka ee loo qeybiyey Barnaamijka isagoo Warbixin ka dhageystay Masuuliyiinta hormuudka ka ah qeybahaas.
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, crowd, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 people, dais and newsroomMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 8 people, newsroom, dais and textMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais, newsroom and textMay be an image of 4 people, newsroom and textMay be an image of 2 people and suitMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here