Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya mudane Kestitis Lancinskas.

Labada mas’uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqaynta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, ka hortagga qataraha argagixisada iyo kordhinta taageerada midowga Yurub ee Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed.
Taliye Asad ayaa tan iyo markii qabtay xilka Taliyaha Booliiska Somalia wuxuu aad u dar dar geliyay shaqada Booliiska gaar ahaana Amniga Caasimada iyo xiriirka beesha Caalamka.
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 1 person and suit
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here