Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi  iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed ayaa ka heshiiyay  khilaaf ka dhashay kadib markii dhawaab xildhibaanada aqalka sare ku dhawaaqeen inay Saalax ka qaadeen xilka aqalka sare.

Qoraal uu barta Facebook soo dhigay Gudoomiyaha aqalka sare ayuu ku sheegay inay si wada jir ah heshiis uga gaadheen arrinta ku saabsan go’aanka maamul ee tirsigiisu yahay: Tix: GMay be an image of textMay be an image of textAS/B-11/17/24 kuna taariikhsan 12 Oktoobar 2024.

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here