Ciidamada UPDF ATMIS, Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer amaanka lagu sugayey oo wadajir ah ka sameeyay Donka, Malad, Haw-xabid, iyo Afgooye si ay uga hortagaan dhaq dhaqaaqyada Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Kooxda oo uu hogaaminayey G.dhexe Charles Nyero oo ka tirsan kooxda dagaalka ee 39aad ayaa sidoo kale sugay amaanka wadada muhiimka ah ee sahayda marto ee gobolka si loo hubiyo habsami u socodka alaabta iyo adeegyada kale.

ATMIS ayaa sii wada inay talooyin siiso Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed (SSF) si ay ula wareegaan mas’uuliyadda amniga dalka.
May be an image of 5 peopleMay be an image of 7 people, rhinoceros and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 10 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here