Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxaa sharaf weyn u ah in ay helaan tababar xirfadiisu ay aad u sareeyso , kaasoo la xiriira shaqadda lagama maarmaan ka ah ee ay u hayaan bulshadda Soomaaliyeed.

Tababar xirfadeedkaan waxaa Boliiska Soomaaliyeed ugu deeqay Boliiska Dowladda Serbia iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Serbia oo kaashanaysa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Belgrade iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
Fursadani waxay astaan ​​u tahay horumarka la taaban karo ee ay hiigsanayaan Boliiska Soomaaliyeed, taasoo u sahlaysa saraakiisha da’da yar ee Gabdhaha iyo Wiilashaba leh inay kor u qaadaan xirfaddooda aqooneed ee ka hortaga dambiyadda abaabulan iyo ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta.
May be an image of 6 peopleMay be an image of 17 peopleMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here