Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa shalay booqday Isbitaalka Boliiska ee Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda Isbitaalka, Shaqaalaha Caafimaadka iyo horumarinta dhismahaayasha muhiimka u ah daryeelka bukaanka.

Taliyaha ayaa u mahadceliyay, dhammaan Saraakiisha iyo shaqaalaha caafimaadka oo si hufan uga shaqeynaya daryeelka dadka bukaanada qabo ee taageerada u baahan.

Advertisement
Taliyahaan cusub ayaa tan iyo marki dhawaan xilkaan loo soo maacaaay wuxuu waday kulamo isbarasho ah iyo booqashooyin uu ku tagayo xarumaha booliiska hoos taga.
May be an image of 9 peopleMay be an image of 4 people, people studying, hospital and textMay be an image of 4 people, hospital and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, dais, hospital and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 people, hospital and daisMay be an image of 5 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here