Wafdi ka socda Hay’adda UNDP oo ay hogaamineysay Ms. Marina Walter, Ku-xigeenka Agaasimaha Gobolka (DRD) ee Dawladaha Carabta Hay’adda UNDP iyo Lionel Laurens Wakiilka UNDP ee Soomaaliya ayaa soo booqday Academy-yada General Kaahiye oo uu ka socdo tababar loo qabtay Qeyb kamid ah Bulshada la shaqeysa Boliiska Ee Qeybta Galbeed iyo Ciidan ka tirsan boliiska si loo xoojiyo wadashaqeeynta labada dhinac.

Xubnaha ka socda Hay’adda UNDP ayaa booqday Fasalada uu ka socdo tababarka uu soo qaban qaabiyey Hogaanka Xariirka Bulshada iyo boliiska, waxaana ay bogaadiyeen Talaabada uu Boliiska Soomaaliyeed ku hiigsanaayo Xal u helida Amniga Dalka iyadoo la kaashanaayo Muwaadiniinta.
May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 5 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here