Wararka Dalka Mareykanka laga helaayo ayaa sheegaya in kooxaha saadaasha cimilada ay sheegeen inay duufan qatar ah ama halisteeda wadata ay ku soo wajahan tahay qeybo ka mida Dalka Mareykanka sida Jaziirada Florida.

Dadkii deganaa Florida ayaa intooda badan waxay isaga barakaceen guryahooda iyo goobahooda shaqo si ay naftooda u badbaadsadaan.

Dadka ayaa looga digay inay ka ka jawaabaan taleefanadaasi taasio khtar ku ah naftooda marka le eehgo,waxaa la soo sheegayaa in 3 milyan oo guri iyo meherado ay hadda koronto la’aan yihiin.

Advertisement

Daadad xoog leh ayaa hadda laga soo sheegay degmada Hillsborough, halkaas oo Tampa ay ku taal, oo ku fidsan waqooyi iyo bari ee Orlando halkaas oo digniinaha daadadka ay weli jiraan.

Roobabka mahiigaanka ah ayaa sidoo kale wali keenaya khatar, iyadoo meelaha qaar ay ka da’een roobab.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here