Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal.
Barnaamijkaan ayaa diiradda saaraya taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta maareynta Kalluumeysiga ee guud ahaan dalka iyo isku-xirnaanta iskaashatooyinka kalluunka, si ay uga faa’iideystaan khayraadka baddeena hodanka ah ee ceegaaga.
Advertisement
Ra’iisulwasaaraha waxaa munaasabada kala soo qeybgalay wasiiro iyo qeybaha kala ee bulshada gaar ahaan kuwa cilmiga u leh arimaja kaluumeysiga iyo kheyraadka baddeena ka buuxa.
Advertisement