Agaasimihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay dabeecadaha Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre gaar ahaan siyaasad ahaan siduu u shaqeeyo.

Fahad Yaasiin wuxuu sheegay in Xamze mar kasta uu daacad u yahay qofka markaas shaqada u dhiibatay taasna uu kaga duwan yahay siyaasiyiinta kale.

Advertisement

May be an image of 1 person and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here