Ayadoo La fulinaayo Amarka Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulahi ee ahaa in laga Hortago waxkasta oo keeni kara Qalqal Amni Bulshadana dhibaata ah waxaa caawa fiidkii Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Qeyta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir lagu soo qabtay eedeysanayaal ciyaal wareero ah, oo gaaraya 24 dhalinyaro ah kuwaas oo galabtay Garoonka ciyaaraha Eng Yariisoow ka geestay falal ammniga liddi ku ah, kana baxsan xeerarka taageerayaasha ciyaaraha.

Waxaana ku socota baarista Boliiska waxaana la horgeydoonaa Maxalmadda Awooda u leh.

Advertisement

DIGNIIN:-
Waxaa looga digayaa dhalinyarada usoo daawashataga ciyaaraha Dagamooyinka Gobalka Banaadir in ay ka fogaadaan falal Ammni darada ah ilaaliyaana xasiloonida ciyaaraha iyo xeerarka u yaala.

XIGASHO TALISKA7 BOOLIISKA .

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here