No description available.

Sarkaal ka tirsan Kooxda Alshabaab mudana xilal ka soo qabtay ayaa ugu dambeyn isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Somalia.

Advertisement

Sarkaalkaan oo magaciisu yahay C/raxmaan Cabdulle ( Madaxeey) ayaa sheegay inuu Alshabaab ka tirsanaa ilaa 2008-dii taasoo ka dhigan inuu ka mid ahaa ugu yaraan 16 sano.

“Khawaarijta waxaan ku biiray 2008-dii, waxaan hoggaamiye kasoo noqday deegaanno iyo degmooyin badan ,hadda xaaladdii iyo rajadii aan qabnay waa is bedeshay dowlad ayaa na deeqda iyadaana dalka qabsatay”ayuu yiri Sarkaal Madaxeey

Dhanka kale C/raxmaan Cabdulle wuxuu ugu baaqay saaxiibadiis ay iskula jireen Alshabaab inay ka soo baxaan kuna soo biiraan Dowlada Somalia.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here