Wasiirka Difaaca Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa ku celiyay mowqifka Dowlada Somalia ee ah inay Ciidamada Itoobiya ka baxaan Somalia marka uu dhamaado heshiiska Howlgalka Atmis oo ku eg sanadkaan 2024 oo laba bil kaliya uu ka harsan yahay.

“Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgalada ciidan ee dalka ka socda haddii aysan ka noqon damaceeda iyo heshiis beenaadii xad-gudubka ku ahaa qaranimada Soomaaliya.”ayuu yiri Wasiir C/qaadir

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka warka Wasiirka oo aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here