Qore: Yahya Amir

Haddii Korontadii Dad xirteen, Jaadkii, shidaalkii, Biyihii, Qashin qaadkii, Taya dhowrkii, ID, Bacihii, Dad dhigiddii, shaqaaleysiintii, Bajaajkii, faya dhowrkii, Dayaaradihii, Saadkii, Caashuur ururintii maaliyadda, Taabugii, Daawadii, Shidaalkii, Container dhaqidii, Goomiistihii, Malafaqii, Xajkii, Marti soorkii, Mustaqbalkii Siyaasadda, Scrapes-kii, dhoofinta Biraha duuggaa, doorashadii Maamul Gobaleedyada, kuwa kalena Dad loo xiray.

Advertisement

Qaar kalena ay Codsanayaan in loo xiro Xafiiska Nikaaxa iyo Qodidda Qubuuraha.
Nolosheena Bilaaw ilaa dhamaad iyo inta u dhexeyso Haddii la qorsheeyay in Dad loo wada xiro. Ma waxaan ku noolaaneynaa Nolol Dad u wada xiran.

Allow yaanan Dad kalena loo xirin Dabeeysha aan ku neefsano.

Xukuumadda waxaan ka Codsanaa in Nolosha Bulshada aan Dad loo wada xirin.

Adiguna maxaad dooneysaa in laguu xiro?.

Qore: Yahya Amir

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here