MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay Madaxda sare ee Dowlada iyo Axmed Madoobe waxaana goor dhaw baraha bulshada ku cadeeyay dhanka Maamulka Jublanad.

Sida reer Jubaland laftoodu sheegayaan khilaafkaan ayaa yimid kadib markii Axmed Madoobe istaagay mowqif ah inaan doorasho qof iyo cod la aadi karin iyadoo ay shirka wada-tashida ka maqan yihiin Puntland islamarkaana aan la cadeyn maqaamka Reer SSC Khaatumo.

Sidoo kale waxaa la yaab leh baraha bulsjhada Maamulka Jubaland in hada ka soo geliyay erey gaf ku ah Ra’iisulwasaare Xamze Cabdi Barre kaasoo ahaa erey loo dhigay sidan:

Kursi matalaadiisii dhimatay ma idin muuqda?

waxay si cad reer Jubaland u shaaciyeen oo sidoo kale gaf ku ah Ra’iisulwasaaraha inuu erey kale oo u dhignaa sidan:-

Advertisement
Halka dhinaca kale uu Ra’isul wasaare Hamse-na goobta fadhiyo isagoo oo ku qanacsan “loo joojin maayada” uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku oranayo Puntalnd.

Haddaba halkan ka akhriso qoraalka la soo dhigay baraha bulshada maamulka Jubland gaar ahaan jubaland media:-

Villa Soomaaliya waxaa xiligan dood adagi oga socotaa Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Jubaland iyo Ra’isul wasaaraha.

Madaxweynaha Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa ku doodaya in nidaam doorasho one man one vote aan la aadi karin iyadoo ay maqan tahay Puntland iyo maqaamka SSC Khaatumo.

Halka dhinaca kale uu Ra’isul wasaare Hamse-na goobta fadhiyo isagoo oo ku qanacsan “loo joojin maayada” uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku oranayo Puntalnd.

Kursi matalaadiisii dhimatay ma idin muuqda?
May be an image of 4 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here