Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaanada heer Federaal, Siyaasiyiin iyo Wax garad kasoo jeeda deegaanada maamulka Puntland, kuwaasi oo si weyn usoo dhoweeyay mas’uuliyaddiisa cusub ee hoggaaminta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Taliye Asad ayaa Xildhibaanada iyo mas’uuliyiintaan uga mahad celiyay soo dhoweynta diiran, isla markaana ka guddoomay hambalyada iyo taageerada ay u muujiyeen, waxa uuna ka dalbaday in ay garab istaagaan qorshaha dowladda ee ciribtirka Khawaarijta iyo dib u dhiska dalka.
May be an image of 1 personMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 14 people, table and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and scarfMay be an image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here